Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geeridii ku timid Abwaan Hadraawi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu ka mid ahaa tiirarka hal-abuurka Soomaaliyeed, door weynna ka soo qaatay … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geeridii ku timid Abwaan Hadraawi